HomeWarkiiSh. Mustafa Xaaji Ismacil Haaruun oo si adag uga hadlay Aqoonsi ku...

Sh. Mustafa Xaaji Ismacil Haaruun oo si adag uga hadlay Aqoonsi ku sheega Israa’iil ee Maamulka Somaliland

Sheekh Mustafa Xaaji Ismacil Haaruun oo ka soo jeeda Gobolada Waqooyiga Soomaliya islamarkaana ka mid ah Culumaa’udiinka ugu caansan Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay aqoonsi ku sheega Yuhuuda ee Israa’iil aqoonsadeen xili baraha bulshada aad looga hadal hayay sababta uusan degdeg uga hadlin.
Sheek wuxuu aad uga hadlay cadaawada Yuhuudu u hayaan dadka Muslimiinta ah ,wuxuu xusay dhibaatada ay ku hayaan shacabka Dalka Falastiin oo ay isugu dareen intii ugu xumeyd ee bini’aadam lagu dhibaateyn lahaa sida dil,barakicin dhawac,gaajeysiin iyo wax kasta isagoona carabka ku adkeeyay in Yuhudu aysan waligood sameyn balan ay qaadeen si gaar ah dhamaan balamihii ay Nabiga CSW la galeen.
“200,000 qof oo Muslimin ah ayay dil iyo dhawac u gaysteen,sidoo kale 315 qof ducaa ah ayay dileen, 2 Milyan ayay barakc iyo gaao sabab ugu noqdeen, 1,100 Masaajid ayay dumiyeen  “ayuu yiri Sheekh Mustafa
“Cidna kuma laha waxa kaa maqan ha raadsan. Dulmi ku haysta in aad ka baxdo, marna ma aha in ay keento in aad taagerto daalimka ugu wayn(ISRL) oo ilaa maanta dad Muslim ah laynaya, lagu liibnaani maayo dulmiga nuuc kasta uu yahay ” ayuu mar kale yiri Sheekha
XAIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -