Al shabaab ayaa dib u qabsaday Deegaanka Moqokori ee Gobalka Hiiraan oo dhawaan ay galeen ciidamada deegaanka iyo kuwa dowlada.

Xalay ayaa lagu waramay in dagaal.xoogan uu ka dhacay islamarkaana ay u suura gashay in shabaab ay halkaas la wareegaan.

Majirto wax war ah oo.ka soo.baxay maamulka gobalka hiiraan oo ku aadan sida ay u suura gashay in dib shabaab ay u qabsadaan deegaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here