Shabaab oo Toogtay laba Ruux ay ku eedeeyeen nay ahaayeen basaasiin u shaqeeya NISA iyo AMISOM,

0

Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Dagaalyahanada  Al-Shabaab ay saacadihii la soo dhaafay laba ruux ku toogtay ee gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.

Labada ruux ee la toogtay ayaa waxaa Al-Shabaab ay ku eedeysay inay ahaayeen basaasiin u shaqeeya sirdoonaya Soomaaliya iyo AMISOM, sida uu ku dhaqaaqay Qaadiga maxkamada Al-Shabaab ee gobolka Hiiraan.

Axmed Maxamed Abiikar oo ahaa 33 sano jir ayaa gacanta lagu soo dhigay, isagoo lagu eedeeyey inuu shaqeynayay ciidamada AMISOM ee ku sugan Jalalaqsi.

Sidoo kale qaadiga maxkamadda ayaa sheegay in Axmed muddo laba jeer ah cafis loo fidiyay, balse uu mar kale dib ugu laabtay la shaqeynta ciidamada AMISOM, kadibna laga soo qabtay tuulada Buurdheere.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here