Shabaab oo weerar ku qaaday bas mararay inta u dhaxeysa Ceelwaaq iyo Kotulo Kenya

0

Wararka ka imanaya dalka Kenya ayaa sheegaya inay Weerar ay ku qaadeen koox la aaminsan yahay inay shabaab Yihiin Bas Marayay inta u dhaxaysa bas mararay inta u dhaxeysa Ceelwaaq iyo Kotulo,.

Saraakiil katirsan Booliiska Kenya ayaa Warbaahinta gudaha u sheegay in weerarkii labaad oo lagu qaaday Gaari bas ah uu ka dhacay Gudaha Dalkaas gaar ahaan deegaannada dhulka Soomaalida ee Kenya maamusho.

Dhacdadii ugu dambeysay waa weerar lagu qaaday bas mararay inta u dhaxeysa Ceelwaaq iyo Kotulo, kadib markii koox hubeysan oo loo maleynayo in ay katirsan yihiin A-Shabaab weerartay bas ka yimid Magaalada Nairobi.

sidoo kale Inta la xaqiijiyay waxaa dhaawac soo gaaray 8-ruux oo qaarkood laga deerinayo dhaawacooda oo ah mid halis ah sida dhaqaatiirta daweyneyso ay u sheegeen ehelka bukaannada dhaawacyada laga daweynayo.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here