Shacabka iyo warbaahinta oo isku dhiban.

 

Warbainta Soomaaliya ka howl gasho waxaa ka jira hormar baahsan oo ay sameyeen suxufiyiinta dhan walba oo wartabin ku saabsan.
hayeeshe hormarka warbahinta soomaalia waxaa barbar socda tacadiya ka dhan ah bini aadinamada iyo caburinta kolwalba ay kula kacdo mamulka dowladeed ee marka talada dalka gacanta ku haya.

sidoo kalle waxaa intaas u sii dheer bulshada soomaaliyeed qaybahooda kalla kala gadisan, iney kabiya diidaan lahadalka warbaahinta oo marar badan xogo bulshadu xaqiiqdeedu haysa warbahintu u baahnaato si aanu u dheelo tirno waxa aanu tabineeno cidaha ay quseyso

diidmada qayaxan ee lahadalka warbaahinta ee bulshada waxaa jirro dhowr sabab oo is biirsaday oo ay ka kow tahay naceybka ay uqabaan imey kasoo muuqdan is muuqaal araga ee tvyada

maanta waxaanu u howl galnay inaan warbaxin ku saabsan arinkan inaanu diirada ku saaro sababaha badi dadku udiidaan in ay xogta ay lawadagan saxaafadda

waxaa jirra waydiimo badan oo la doonayo inaad isweydiiso sida bulshada qaar ee kacaagan lahadalka warbahinta ma waxaa ugeysay faham la,aan mise inaanu garowsaneen kaalinta warbahhinta kagaga jirto nolasha bulshada, mise waxaa jirto caqabad ay kalla kulmaan warbahinta

Waxaan maanta booqday qaar kamid ah ganacsatada wax ku iibisa suuqa degmada Xamar weyne, goobaha kala duwan ee aan tagay oo u badnaa haween waxa ay ku leeyihiin ma doonayo inaan la hadlo saxaafada, ama ma rabo inaan shaashada tvga aan ka soo muuqdo qaar baa wexey ku leeyihiin waan kula hadlayaa ee lacag ma isiineysaa iyo waxyaabo kale oo aan idin sheegi karin.

Weliba anigu uma soo qaadin mowduuca siyaasada ku saabsan ama arimaha amaanka, balse kaliya waxaan ka codsaday iney ka hadlaan arimaha suuqa iyo qaabka ay kala socoto.

muuqaalkaan soo socda ila daawo waa dadka aan maanta u tagay

Saxaafada waxay sidoo kale lagama maarmaan u tahay in la gaaro horumar dhinac walba sida bulsho,dhaqaale,siyaasad gaar ahaan waqtigaan casriga ah ee teknaloojiyada isgaarsiinta aad u sareeyso dadka ma’yeelan karaan hal abuur tayo leh iyadoo aysan jirin saxaafad.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064