Magaalada Muqdisho oo ay ku nooshahay bulsho badan ayaa waxaa hoos usii dhacaya dadka raaca gaadiidka dadweynaha ee ka dhex shaqeeya caasimadda.

Sababta ugu weyn ee arrintan ayaa ah mootada bajaajta loo yaqaan oo sanadihii dhowaad kusoo badatay magaalada, aadna loo adeegsado iminka.

Dhinaca kale gaadiidka yar ee hadda shaqeeya ayaa waxay kamid yihiin ganacsiyada fara ku tiriska ah ee weli sii isticmaala Shilinka Soomaaliga ah, waxaana aad u adeegsada dadka danta yar ee aan awoodin iney raacaan mootooyinka.

 

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here