HomeWarkiiShaqaalaha Dowlada oo beri la fasaxay munaasabada maalinta shaqaalaha darteed Warkii Shaqaalaha Dowlada oo beri la fasaxay munaasabada maalinta shaqaalaha darteed By ahmed ali April 30, 2025 0 0 Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya, waxay u hambalyeynaysaa dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed munaasabadda 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐀𝐝𝐝𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚. Waxaa la ogeysiinayaa in Khamiista, 1-da May 2025, ay tahay maalin fasax qaran oo loo asteeyey shaqaalaha, iyadoo lagu maamuusayo dadaalkooda iyo doorkooda muhiimka ah ee horumarinta dalka. 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐮𝐡𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐀𝐰𝐨𝐨𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚! Share FacebookXPinterestWhatsApp Previous articleFaysal Cali Waraabe oo Fariin la yaab leh u direy Maamulka PuntlandNext articleDowlada Somalia oo digniin culus ka soo saartay faafinta been abuurka iyo dacaayadaha Alshabaab ahmed ali RELATED ARTICLES Warkii Madaxweyne Xasaan oo si weyn loogu soo dhaweeyay Dhuusa-mareeb August 14, 2026 Warkii Khadiibka Masaajidka ugu weyn Muqdisho oo ka hadlay dhub boobka August 14, 2026 Warkii Wasiirka Amniga Galmudug ” Koofurta Gaalkacyo anagaa masuul ka ah ,Madaxweye Xasana Dalkoo dhan buu Madaxweyne u yahay mana jirto cid dhihi karta ma... August 14, 2026 LEAVE A REPLY Cancel reply Comment: Please enter your comment! Name:* Please enter your name here Email:* You have entered an incorrect email address! Please enter your email address here Website: Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment. - Advertisment - Smart Phone Google Pixel 9 March 5, 2025 Samsung Galaxy S25 Ultra March 5, 2025 OnePlus13 March 5, 2025 Samsung Galaxy Z Fold 6 March 5, 2025 - Advertisment -