MUQISHO (DAYNIILE.COM)-axaa saaka Garoonka diyaaradaha Muqdisho banaan bax cabasho ah ka dhigay shaqaalaha Shirkadda Maamusha Airporka ee Favori oo laga leeyahay Dalka Turki kuwaasoo inta badan ku xad gud-ba shaqaalaha Soomaalida. i
Shaqaalaha waxay ka cabanayaan in Shirkada Turkida marar badan ku tumatay xuquuqdooda iyagoona ahmiyad siiya shaqaalaha ajaanibtabah,Shaqaalaha ayaa isgusoobaxaybanaanbaxagaroonkaiyagoowatabooraraykumuujinayaancabashadooda.
Guddiga Gaadiidka Baarlamaanka ayaa soo gaaray halka ay sugu soo bxeen shaqaalaha Soomaaliyeed ee shirkada Favori”.
Guddiga Gaadiidka Baarlamaanka Soomaaliy waxay digniin kama dambays ah u direyen Wasaaradda Gaadiidka Somalia,waxayna amar na ku siiyey inay isla maanta ku xaliso cabshadashaqaalaha madaama marar badan ay soo noqnoqtay cabashadooda/.
Guddoomiyaha Guddiga Gaadiidka Xildhibaan Cabdullaahi Geelqaad Garoommada, Dekedaha,Hawlaha Guud iyo Tamarta ee Golaha shacabka ugu baaqay shaqaalaha inay i dejiyaan wuxuu u balan qaaday inay mmooshin ka geyn doonaan Wasaarada Gadiidka Somalia.
XAIISKA WARARJK SIYAASADA
DAYNIILE.COM
DAYNIILE.COM

