Shaqaalaha gobolka benaadir oo ah halka laga quudiyo guud ahaan gobolada dalka ayaa ah mushaar la.aan bishii labaad,

Gobolka benaadir ilihiisa dhaqaalaha ayaa laga bixiyaa mushaaraadka ciidamada dalka iyo shaqaalaha Dowladda dhaxe ee sida raaxada ah unool, qaarkoodna ay degan yihiin hotelo qaaliya iyagoo kayimid gobolo fog,

Waxaa nasiib daro ah in shaqaalihii gobolka benaadir iyo caasimadda dalka wayaaan mushaar laba bilood, halka daqliga gobolka lagu naaxiyo gobolo kale iyo dad usoo shaqa tagay gobalka benaadir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here