Shaqaalaha Gobolka Banaadir oo wax Mushaar ah Qaadan Bishii dhamaatay ee May

0

Shaqaale Waynaha Dowladda hoose ee Xamar Ayaan Welli Qaadan Mushaarkii bishii dhamatay, halka Shaqaalaha Dowladda dhaxe Lasiiyay shaqaalaheeda 21kii bishii dhamaatay,

Gobolka benaadir Ayaa Waxaa Caado ka ah in Lagu Tacadiyo Shaqaalaha, Malahan Wax Xuquuq ah, Mar Walba oo uu Dhaco isbadal dhanka Maamulka ah, Shaqaalaha waxaa Soo gaara Mushaar La’aan, Sidoo kale Waqtiyada Doorashada Dhaqaalaha gobolka Waxaa loo dhacaa si Xad La’aan,

Shaqale badan oo Ka tirsan Gobolka benaadir oo aan Waraystay ayaa ii sheegay in Ay ku nool yihiin Silic dhinac walba ah, bishii Junne ayaa Maanta Sadax ah Mana haysano Mushaarkii bishii Dhamaatay ee May, Ayuu dhahay Mid kamid ah Shaqaalaha gobolka oo Aad u duruufaysan, Waxa uu ii sheegay inuu Qaato Mushaar ahaan 300 dolar kaliya Isagoo haysta Shahaado Jaamacadeed

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here