HomeWarkiiShariif iyo Farmaajo oo cambaareeyay weerarkii Iiraan Caawa ku qaaday Dowlada Qatar

Shariif iyo Farmaajo oo cambaareeyay weerarkii Iiraan Caawa ku qaaday Dowlada Qatar

Madaxweyjayaashii hore ee Somalia Shariif Sheekh Axmex iyo Maxamed C/laahi Farmaajo oo ka mid ah siyaasiyiinta  mucaaradka ku ah Dowlada uu hogaamiyo Madaxweyne Xassan ayaa  si weyn u cambaareeyay weerarkii Iiraan ku qaaday Dalka Qatar.

“Waxaan si adag u cambaareynayaa weerarka gardarada ee Iran ku qaaday  dalka Qatar. In gantaalada lagu weerarro dalka nabdoon ee Qatar waaku xadgudub sharciga caalamiga ah”ayuu yiri Farmaajo sidoo kale wuxuu sheegay weerarkaani inuu khatar gelinayo inay kasii darto xiisadaha ka taagan gobolka iyo caalamka. “Iran waa inay ka gaabsato falalkan sharci darrada ah”ayuu mar kale yiri farmaajo

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -