Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Sheekh Axmed ayaa caawa qaabilay dhalinyarada Beesha Maxamuud Hiraan ama Duduble kadib kulan gurigiisa muqdisho ka dhacay .
“Waxaan uga mahadceliyaa dhallinyarada beesha Maxamuud Hiraab (Duduble) garab-istaaga ay noo muujiyeen”ayuu yiri Shariif Sheekh Axmed
Dhanka kale mar uu ka hadlayay arimaha siyaasada ayuu Shariif daboolka ka qaaday inuusan marna ka tanaasuleyn in wax loo dhimo Dowladnimadii uu qeybta ka soo ahaa
“Kama tanaasuli karno wixii 206dii aan u istaagnay iyo in dowladnimadii aan dhisnay in la qaloociyo “ayuu yiri sheekh shariif
XUQUUQDA MUUQAALKA HIMILO MEDIA
