HomeWarkiiShariif Sh.Axmed "Dagaalka Caawa Dowladu ku qaaday Dayniile waa fal dambiyeed...

Shariif Sh.Axmed “Dagaalka Caawa Dowladu ku qaaday Dayniile waa fal dambiyeed u baahan in la iskula xisaabtam”

Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Sh.Axmed ayaa caawa si kulul uga hadlay dagaalka Degmada Dayniile ku dhexmaray ciidamada Booliiska iyo dadka deegaanka kaasoo khasaare badan uu ka dhashay.

“Dagaalka Caawa Dowladu ku qaaday Dayniile waa fal dambiyeed u baahan in la iskula xisaabtam” ayuu yiri Shariif Sh.Axmed

Qoraalka Shariifka oo sidiisa u qoran halkaan ka akhriso:-

Waa fal dambiyeed u baahan in la iskula xisaabtamo waxaana Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaadka yahay Xasan Sheekh Maxamuud aan xusuusinayaa in la soo gaaray marxalad halis ah oo ay tahay innuu ka waantoobo ku takrifalka awoodda dowladda iyo boobka hantida ummadda.May be a graphic of text that says "MOGADISHU, 2026 Waxaan adag cambaareynayaa weerarka bahalnimo lagu qaaday shacabka xaafadda War-laliska degmada Dayniile. Waa dambiyeed baahan iskula xisaabtamo waxaana Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaadka Sheekh Maxamuud xusuusinayaa marxalad halis ay tahay innuu waantoobo ku takrifalka awoodda dowladda iyo boobka hantida ummadda. Waxaan gaar ah ugu tacsiyeynayaa waalidiinta Musamil Yuusuf Cismaan oo ah wiil yar oo jir ah, kuna dhintay weerarka . Ugu dambayn, waxaan ciidanka ammaanka uga digayaa ficillada foosha xun iyo weerarada bahalnimo ee ka ah nafta iyo maalka bulshada caasimadda, waana inay joojiyaan qaadashada amarada qaldan looga horkeenayo shacabka. SHARIF SHEIKH AHMED Madaxweynihii 7aad ee JFS Ahmed"

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -