HomeWarkiiShariif Sh. Axmed "Doorashada reer Muqdisho ay sugayeen waa doorasho xor iyo...

Shariif Sh. Axmed “Doorashada reer Muqdisho ay sugayeen waa doorasho xor iyo xalaal ah, qofka kastana uu dareemi karo xorriyaddiisa”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa shirka maanta ay qabteen mucaaradka wuxuu kaga hadlay oo  sharaxaad ka bixiyay doorashada ay rabaan in Dowladu dalka ka qabato iyo sida Dowladu wax u wado oo uu eedeyn ba’an u jeediyay Madaxda Dowlada.

“Doorashada reer Muqdisho ay sugayeen waa doorasho xor iyo xalaal ah, qofka kastana uu dareemi karo xorriyaddiisa” ayuu yiri Shariif Sheekh Axmed

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -