Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Sheekh Axmed ayaa caawa ai dadban ugu dhagahadlay masuuliyiinta Beesha Habar-gidir ku matala Dowlada.
“Hadaan mar kale Madaxweyne noqdo Habar gidir uma adeegsan doono inay dadka ii caaya laakiin Dowladnimada ayaan ka wada shaqeyn doonaa “ayuu yiri Shariif
Shariif ayaa hadalkaan ka sheegay kulan waxgarad Beesha Habar gidir ah ay raali gelin ku siinayeen Shariiifka marka la eego dagaalkii Dowladu ku qaaday gurigii uu ka deganaa Xaafada Liido ee Degmada C/casiis.
