HomeWarkiiShariif Sh. Axmed oo hoygiisa Shir uu ugu magac daray Badbaadinta Jamhuuriyada...

Shariif Sh. Axmed oo hoygiisa Shir uu ugu magac daray Badbaadinta Jamhuuriyada 3-aad 

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Hoyga iyo Xarunta Xisbiga Himilo Qaran ee uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Shekh Axmed waxaa galabta ka furmay shirweyne loogu magac daray Badbaadinta Jamhuuriyada 3-aad.

Shirka waxaa isugu tagay shacab iyo Siyaasiyiin Mucaaradka u badan gaar ahaan Xisviga Himilo Qaran waxaana ugu horeyn shirka khudbad ku furay Hogaamiyaha Xisbiga iyo Mucaaradka Golaha Mustaqbalka Shariif Sheekh Axmed.

Shariif wuxuu khudbadiisa ugu horeyn ku sheegay in ujeeka shirka uu yahay in ra’iga la isku dhaafsado sidii dalka loo bad-baadin lahaa xili uu carabka ku adkeeyay in xaalad adag uu dalku marayo

Sidoo kale Shariif Sheekh Axmed wuxuu  sheegay in maanta dalku marayo meel halisa ah  islamarkaana u baahan in la bad-baadiyo  Jamhuuriyadiii 3-aad ee Dalka sida uu warkiisa u dhigay.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -