MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Sheekh Axmed oo hadal ka jeediyay kulan maanta u dhexeeyay mucaaradka iyo dadka guryaha laga barakiciyay ayaa daboolka ka qaaday in dhibaatada gaartay shacabka ay iyaga kaliya ogyihiin balse ay iyaga looga baahan yahay inay la damqadaan.
” waa inaan ogaanaa inay sax tahay waxa aan ku dagaalameyno ” ayuu yiri Shariif Sheekh Axmed oo dhanka kale sheegay inay jirto is diiwaangeli ay shacabka u sameeyaan
Shariif wuxuu tilmaamay in isu imaadkoodu salka ku hayo inay shacabka garab siiyaan madaama sida uu sheegay la dulmiyay.

SAX WAAYE HADLADAADI HADDII QOFKAAN IYO WAXA RAACSAN AAD DHULKA KUJIIDAAN-
SIDA WASIIRKA GAASHAAN DHIGGA AXMED MACALIM FAQI: