Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta kulankii Golaha Shacabka ka hor cadeeyay mowqifkiisa ku aadan Xeerka Jinsiga ee muranka dhaliyay, kaas oo maalmihii la soo dhaafay aad loo hadal hayay.

Guddoomiyaha waxaa uu sheegay in marnaba aan Golaha Shacabka la horkeeni doonin xeer ama sharci ka hor imaanaya Diinta Islaamka iyo sharciyada kale ee dalka.

Sikastaba ha ahaaate kuxigeenkiisa Sacdiya waxay ku dhaaratay in ay hor keeni doonta sharaciga barlamaanka halka maanta gudoomiyaha si fudud u laalay hamiga sacdiya waxaa la ogeyn hadii ay ku guuleysan weedo sacdiyo sharciga aan waafaqaaneyn diinta suubaan halke ay wajahi doona maadama ay horey u dhahday muqdishu waan iskaga tagaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here