HomeWarkiiSheekh Shariif oo shirka Kismaayo ka sheegay in doorashadii la qalloociyay, qori...

Sheekh Shariif oo shirka Kismaayo ka sheegay in doorashadii la qalloociyay, qori caaraddiis-na dadka lagu qorayo

KISMAAYO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya  Shariif Sheekh Axmed ayaa khudbad gaaban ka jeediyay shirka Kismaayo wuxuuna eedeyn culus u jeediyay Dowlada Soomaaliya gaar ahaan qaabka ay u wajaheyso doorashooyinka madaama waqtiii ka dhamaaday.

“Waa nasiib darro ah in magaca Magaalada la xumeeyay doorashadii loo hanweynaana Dowladu qalloocisay islamarkaana maanta arintu mareyso in qori caaraddiis dadka lagu qorayo.” ayuu yiri Shariif Sheekh Axmed.

Sidoo kale wuxuu sheegay in talaabooyinkaasi dadka ka fogeyneyso Dowladnimadaislamarkaana su’aal gelineyso arin dadku ka soo kabsadeen ,manaha talaabo wanaagsan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -