Madaxwaynihii hore ee dalka ahna musharax madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa soo dhaweeyey Go’aankii maanta u qaatay golaha shacabka ka oo ku aadan sidii dalka doorsho loo dhan yahay ay uga qabsomi lahayd iyo sii taba galinta howlaha lagu jahaynayl doorshooyinka dalka.

Shariif Sheekh Axmed oo ka mid ah musharixiinta ahna Gudoomiyaha Kudlada ay ku midoobeen Musharixiinta iyo Muacaaradka ayaa soo dhaweyay arintaas.

“Waxaan soo dhaweynayaa go’aanka golaha shacabka ay maanta gaareen oo dalka dib ugu celiyey heshiiskii doorasho ee 17 September.

Sidoo kale Mucaaradka ayaa si diiran u soo dhaweeyay arintaan waxaana ka mid ah dadka ka hadlay Musharax C/raxmaan C/shakuur Warsame.

\Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here