HomeWarkiiShariif Sheekh Axmed iyo hadaladii uu ka yiri shirkii mucaaradka ee caawa...

Shariif Sheekh Axmed iyo hadaladii uu ka yiri shirkii mucaaradka ee caawa Mudisho ka dhacay

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa mar uu ka hadlayay shrka mucaaradka Dowlada ee caawa ka dhacay Magaalada Muqdishi gaar ahaan Hotel Jazeera kaasoo ay siyaasiyiinta madasha samataixinta badankood joogee n.

Sheekh Shariif Sheekh Axmed wuxuu u badnaa ka hadalnaa ciidamada Dowlada Somalia kuwaasoo maanta sameeyay arin lala yaabay markii nin ay dileen hadana meydkiisa gaari ay ku jiideen sida uu sheegay Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

“Ciidamada Dowlada waxaan leenahay hadii madaxdii Dowlada sumadoodii dileen adinka ha ku raacina” ayuu yiri Shariif Sheekh Axmed.

Haddaba halkaan ka daawo muuqaalka hadalada Sheekh Shariif Sheekh Axmed:-

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -