Sheikh weyn oo caalin ah oo ku baaqay in Madaxa laga Toogto Taliya Nisa Fahad Yasiin

0

Sheikh weyn oo lagu magacaabay Maxamed Idiris siweyn looga yaqaano gayiga Soomaaliya oo ka hadlaayey Bahdilka lagu sameeyey Ra iisal wasare Rooble uu ku sheegay in ay ceeb tahay in Taliye Nabad Sugid Xafiiskiisa ugu yeero taa uu ku tlmaamay Bahdil

Waa cajiib in Ra iisal wasare u yeero Shaqaalahiisa walina amar siiyo

Sheikh oo hadlkiisa sii wataa ayaa Yiri Fahad Yasiin waa mushkilada heysata Soomaaliya hadaana laga qabana Doorasho xalaal ah dalka kama dhaceysa

Waxuu ku baaqay Sheikh in madaxa laga Toogto Fahad Yasiin isagoo sabab uga dhigay in uu yahay mushkilada Soomaaliya

Halkaan ka daawo

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here