Shiikh Cali Wajiis oo ka mid ah Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ee ka ag dhaw Dowlada Somalia ayaa soo jeediyay in Madaxweyne Xassan lala tartamo wixii ka danbeeya 2031-ka inta ka horeysana shaqada loo daayo.
“Waxaan codsanayaa in Madaxweyne Xasan Sheekh 5-ta sano ee soo socota la doorto si dowlad dhiska uu uga shaqeeyo, ilaa 2031-da hala gaarsiiyo” ayuu yiri Shiikh Cali Wajiis
Hadaba halkaan ka daawo muuqaalka hadalada shiikha oo aan ka soo xiganay shabelle TV :-
