Wararka laga helaayo deeganada Maamulka Somaliland ayaa sheegaya in shil gaari uu sababay dhimasho iyo dhaawac badan oo soo gaaray dadkii saarnaa gaariga.
Shilkaan oo ka dhacay inta u dhexeysa Degmada Sallaxley iyo Banka Qool- cadey waxaa ku dhintay 3 ruux halka 6 kalana ku dhaawacmeen.
Sida uu Wakaalada wararka Somaliland ee Solna u xaqiijiyay Agaasimaha waaxda arrimaha Bulshada dawladda hoose ee degmada Sallaxley Khadar Gaas laba gaari ayaa isku dhacday kuwaasoo kala ahaa Landgruser iyo Dayno.
Dadka dhaawaca uu soo gaaray iyo kuwa geeriyoodayba waa laga qaaday kadib gurmad soo gaaray goobta.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM
May be an image of carMay be an image of textMay be an image of textMay be an image of car
Previous articleShir ku saabsan amniga Soomaaliya oo Saaka ka furmaya New Yor iyo Madaxweynaha oo gaaray
Next articleMuxuu ku saabsan yahay Shirka Madaxda Maamul Goboleed-yada oo Kismaayo ka dhacaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here