Wararka aan ka heleyno duleedka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu ka dhacay Shil gaari oo dhaliyey khasaaro.

Shilkaan ayaa waxaa uu sigaar ah uga dhacay deegaanka Ceeljaale ee duleedka Baladweyne, waxaana uu ka yimid, kadib markii ay isku dhaceen gaari nooca xamuulka qaado ah iyo mid kale oo ahaa Laan-guruusal.

Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa ku dhaawacmay shilka ka dhacay deegaanka Ceeljaale, isla markaana waxaa halkaas ku gadoomay gaariga weyn oo weli yaalla goobta uu ka dhacay Shilkaas.

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here