Shil gaari ayaa la soo sheegayaa inuu ka dhacay Deegaan Xeebeedka Garacad ee Gobolka Mudug.

Inta laga war hayo shilkaan waxaa ku dhintay 2 ruux halka lix kalana ay ku dhaawacmeen,kadib markii laba gaari ay isku dhaceen.

Dadka dhaawacmay ayaa loo qaaday goobaha caafimaadka halka kuwa dhintayna lagu raadshay ehaladooda.

Shilalka nuucaan ayaa inta badan ka dhaca laamiyada waa weyn ee ay adeegsadaan baabuurta waa weybn ee safareyda iyo kuwa ganacsiga.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Previous articleMaamulka Somaliland oo cafis u fidiyay Jab-hada buurta Gacan-libaax
Next articleRa’iisulwasaare Xamze oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Dalka Qadar+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here