HomeWarkiiShilkii ugu naxdinta badanaa mudooyinkaan danbe oo Muqdisho ka dhacay

Shilkii ugu naxdinta badanaa mudooyinkaan danbe oo Muqdisho ka dhacay

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Shalay Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay mid ka mid ah shilalka ugu naxdinta badan ee mudooyinkaan danbe lagu arko Magaalada kadib markii gaari yar oo nuuca raaxada ah uu shalay burburiyay laba mooto bajaaj xili uu gaariga yari koontaroolka ka dhumay.

Shilkaan oo ka dhacay Isgoyka Juba oo ah halka ay iska galaan Degmooyinka Shibis,Boondheer iyo Shangaani ayaa waxaa ku dhintay 2 ruux halka lix kale ay ku dhaawacmeen,waxaana goobta soo gaaray dadweyne badan oo koxaha caaimaadka kuwaasoo caawiyay dadkii dhaawaca qabay.

Gaariga yar wuxuu si isku mid ah si xowli ah ugu dhacay labada Bajaaj taasoo aad loola yaabay ,labada bajaaj isku jiho ayay ka yimaadeen waxayna ku socdeen seedkooda balse si kadis ah ayuu gaarigu uga soo baxay seedkiisa markii uu kontaroolka beelay sidaas ayuu bajaajyadamar qura ugu dhacay.

Haddaba halkaan ka daawo shilka sida uu u dhacay:-

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -