MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Somalia Sareeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin iyo Saraakiisha ATMIS ayaa ka wada hadlay sidii loo sii xoojin lahaa wada shaqeynta ATMIS iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Taliyaha ayaa kala xaajooday Saraakiisha sidii  ay qeyb uga qaataan Howlgalka dagaalka ka dhanka ah Argagixisada inta ay dalka ku sugan yihiin xili lagu wado ATMIS inay dalka wada faarujiso sanadkaan dhamaadkiisa.

Advertisement

Dowlada ayaa dhawaan rabta in dagaalka Alshabaab wajigiisa labaad inuu ka bilowdo deegaanada labada maamul ee Koonfur-Galbeed iyo Juballand.

May be an image of 2 people and textMay be an image of 1 personMay be an image of 4 peopleMay be an image of 1 person and text

Previous articleMareykanka muxuu ka yiri askarigoodii isu dilay xasuuqa lagu hayo Gaza darteed
Next articleWiil Taleefoon dartiis loogu dilay Gaalkacyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here