Wararka ka imaanaya Dalka France ayaa sheegaya in uu  martigelinaya shir caalami ah oo looga hadlayo arrinta dalka Libya.

Shirkaan ayaa dhacaya ka hor doorashada bisha soo socota ka qabsoomeysa dalkaasi,waxaana lagu wadaa in dhinacyada isku haya dalkaas ay shirkaas ka soo wada qeyb galaan.

Sidoo kale Madax ka socota gobolka iyo caalamka ayuu shirkaasi Jimcihii uga furmay magaalada Paris dalka fransiiska.

.

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here