HomeWarkiiShir ku saabsan hal-abuurka ganacsiga Soomaaliyeed oo Muqdisho lagu qabtyay+SAWIRRO

Shir ku saabsan hal-abuurka ganacsiga Soomaaliyeed oo Muqdisho lagu qabtyay+SAWIRRO

May be an image of 2 people, crowd, newsroom and textWasiirka Maaliyadda XFS Mudane Xildhibaan Biixi Imaan Cige, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furay Shir Madaxeedka shanaad ee hal-abuurka ganacsiga Soomaaliyeed.
Shirka waxaa diiradda lagu saarayaa horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha, hal-abuurka ganacsi, kordhinta dakhliga, dhiirrigelinta ganacsiyada yaryar, iyo kobcinta ganacsiga haweenka Soomaaliyeed.
Sidoo kale, shirka waxaa ka qeyb galay Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xildhibaan Cabdiraxmaan Beene-Beene, Wasiirka Waxbarashada Faarax Sheekh Cabduqaadir, Wasiirka Batroolka iyo Kheyraadka Daahir Shire, Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka Xasan Aadan Hoosow iyo xildhibaanno ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka ee dalka.May be an image of 6 people, dais and textMay be an image of 2 people, newsroom, dais and textMay be an image of 2 people, newsroom and text that says "ΤΗ Somali Entrepreneurship Summit SES2025 Theme InvestingHumanCapitalDevelopment Investing Human Capital Development: AkKaytoGaitlEimleare aiae Gainful mploymant, Roduction, and Somalia's Economic Iransformation,"May be an image of 6 people, suit, dais, newsroom and textMay be an image of 5 people, headscarf and text that says "Somali Entrepreneurship Summit SES2025 SES2025Theme Theme Investing InvestngHumanCapiaDevelpmen Human Capital Development: AKybGilil fulEmploym mploymant, toGainful Roduction and Somalia' Economic Iransformation."May be an image of 4 people, beard, suit, newsroom, dais and text that says "l - TH Somali Entrepreneurship Summit SES SES2025 Theme Investing Human InvesingHumanCapitalDevelopoment Capital Development: AkayboGituFiniym Gainful mployment, Roduction, and Somalia's Economic Iransformation,"May be an image of 4 people, dais and text that says "TH Somali Entrepreneurship Summit SES2025 SES2025Theme Theme Investing Human investngHumanCapiaDevelopment Capital Development: KaytoGituEmplyman.oerye Pavrrty Roduction, and Gainful nployment, Somalia's Economic Iransformation,"May be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 4 people, newsroom, dais and text that says "1M4-0.5 egEO wHTИ Somali Entrepreneur Summit 20G5 Thare AJAZEERA PALACEHOTEL JAZEERA #SE Somali Entrepreneurship Summit 5OM 0部 SES2025 Theme Investing Human InvestingHumanCapiaDevelopmen Capital Development:/ AKayta AKaytoGaituEipnep Roduction, and Gainful mploymant, Somalia Economic Iranstormation,"
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -