Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/sare C/qaadir Jaamac Dirir iyo ku Xigeenkiisa , ayaa shir guddomiay shirka Khamiislaha, waxana ka qeyb galy , waaxyaha saldhigyada , Saraakiisha Booliska Gobolka Bari.

Shirka ayaa Maanta looga hadley todobadkii lasoo dhaafey wixii u qabsoomey iyo isku diyaarinta Bisha Barakeysan ee Ramadaan , waxaana sidoo kale shirka looga hadlay dar-dargalinta Iyo xoojinta amniga guud ee Gobolka Bari, Iyo la dagaalanka Al-Shabaab Iyo Daacish

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here