HomeWarkiiShir Magaalada Garowe uga furmay Guddiga Farsamada Mucaaradka Golaha Mustaqbalka

Shir Magaalada Garowe uga furmay Guddiga Farsamada Mucaaradka Golaha Mustaqbalka

No photo description available.GAROWE (DAYNIILE.COM)-Wararka ka imaanaya Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland ayaa sheegaya in halkaasi uu ka maanta ta ka furmay shirka ay leeyihiin Guddiga Farsamada Mucaaradka Golaha  Mustaqbalka Soomaaliyeed.

Gudiga ayaa la sheegayaa inay alanqeyn doonaan qabsoomida wada xaajoodka doorashooyinka Dalka iyagoo daba socda go’aanklii mucaaradku ka soo saareen Kismaayo ee Madaxweyne Xassan ugu baaqayay inuu qabto shir uu isugu yeerayo saamileyda siyaasadeed ee Dalka si looga heshiiyo doorasho xilligeeda ku dhacda.

Shirkaan waxaa kaqeybgalaya gudi ay soo kala dirsadeen samatabixinta iyo maamulada Puntland iyo Jubaland xili sidoo kale Garowe lagu wado inay shir ku yeeshan mucaaradka Golaha Mustaqbalka.

Waxaa xusid mudan in Golaha Mustaqbalka shirkoodii Kismaayo ugu hanjabeen Madaxweyne Xassan hadii qaban waayo kulanka saamileysa siyaasada inay dhisi doonaan Dowlad kale si looga baaqsado firaaq dastuuri ah sida ay xuseen.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMMay be an image of one or more people, hat and newsroomMay be an image of one or more people and beardMay be an image of one or more people, people studying and glassesMay be an image of one or more people and glassesMay be an image of one or more people and newsroomMay be an image of newsroom

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -