Taliska Booliiska Soomaaliya waxaa maanta Muqdisho uga furmay shir 3 maalin socon doona kaasoo ku saabsan Qaab-dhismeedka Amniga Qaran.

shirka waxaa daah-furay Ra’isulwasaare Ku xigeenka Xukuumada Faderaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac.

Advertisement

Ajandaha Shirkaan marka la eego arbacada waxaa laga doodi doonaa Qeybinta Tirada guud ee Ciidamada Booliiska Soomaaliya oo lagaarsiinayo ilaa 40 Kun.

Sodoo kale khamiista waxaa laga doodi doonaa Dib u habeynta Ciidamada Booliiska iyo Sare u qaadista tayadooda.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleRa’iisulwasaare xigeenka oo amaanay doorka Haweenka ee nabadeynta+Sawirro
Next articleRa’iisulwasaaraha oo qiimeyn ku sameeyay waxqabadka mid ka mida Waiirada +Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here