Wakiilasa Beesha Caalamka ee daneeyo Soomalida ayaa ku dhawaaqay in Soomaliya u xayirnaandoonin shaqsiyaad dano qaas ah kale Dalka iyagoona sheegay waxii hada ka danbeeyo Shirka arimaha Soomaliya la wareegi Doonaan Beesha Caalamka

Beesha Caalamka ayaa isugu yeereysa dhamaan qeybaha kala gadisan ee Siyaasada Soomaliya sida Mudoowga Musharaxiinta.Maamul Goboleydyada ,Dowlada waqtiga ka dhamaaday iyo Bulshada Rayidka waxaana Shirkaana lagu Go aamin doonaa Habraaca Doorashada 2021ka

Beesha Caalamka ayaa ka warheshay caga jiidka Farmaajo oo ku doonaayo wax uu isagu rabo ka soo baxo shirka taa oo ganafka ku dhufatay wakiilada Beesha Caalamka

Dhanka kale Shir uu dhawaan yeelan Doona Golaha Amaanka ayaa laga soo saari doonaa Go aamo dhaxal gal ah oo lagu inqaabi doono qof walboo loo arko bur burinta hanaanka wanaagsan ee 20 kii sano ee Soomalida ku dhaqmeysay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here