Waxaa dhawaan noo furmaya Shirweynaha Wadatashiga Beesha Murusade ee hal-ku-dheggiisu yahay “Wadajirkeenaa jiritaankeenu ku jiraa”. Shirka oo galay maalitiisii 2-aad ayaa Inta uu socdo waxaa doodo dhaxal gal ah laga yeelanayaa qodobo muhiim ah oo ay kamid yihiin

1. Xalaadda guud ee Dalka iyo Degaannada ay Beeshu Degto, gaar ahaan
2. Dowrka Beesha Murusdade ay ku leedahay geedi socodka dowlad dhiska Soomaaliya
3. Saameynta federaalynta dalka ay ku leedahay Beesha Murusade (mid Togan ama Taban)
4. Kaalinta ay qurba-joogta beesha Murusade ku leeyihiin horumarinta Beesha
5. Dowrka siyaasiyiinta iyo horumarinta Beesha.
6. Caqabadaha beesha ku hor-gudban iyo fursadaha ay u haysato in ay ka gudubto.
7. Kaalinta dhaqanka iyo horumarinta Beesha.
8. Kaalinta Haweenka Beesha Muruade ay ku leeyihiin Hurumarinta beesha.

Advertisement