Shirka magalaada Dhuusamareeb oo saacadaha Soo socda Furmayo

0

Waxaa Saacadahii u Danbeeyey muran ka tagnaa Ajandaha Shirka iyo qofka shir gudoominayo Shirka iyo waliba Ciidanada Sugayo Amniga Goobta Shirka lagu qabanayo

Dood dheer iyo Shirar Badan oo ilaa iyo Xalay Socday ayaa leysla ogolaaaday in Ajandaha Shirka uu noqda xiliga kala guurkq iyo nooca ay Doorashada noqoneysa

Wax yar ka dib ayaa la Filayaa in la Fura shirka iyadoona Soomaalida iyo Beesha Caalanka ay Isha ku hayaan Shirka oo waxii ka soo baxa lagu dhaqmo Doono

Waxaa jira qaban qabadii ugu Danbeysay ee lagu Furayo Shirka iyadoona hada u muuqata mid ay ka soo bixi Doonaan Go aamo lagu mideysan yahay

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here