Home Warkii Shirka oo Caawa lagu soo Bandhigaayo Warmartiyada

Shirka oo Caawa lagu soo Bandhigaayo Warmartiyada

0

QODOBADA LAGU HESHIIYEY

1- Waxaa lagu heshiyey in Shirka furmo  Caawa

2- in i la soo saaro war Murtiyeedkii shirka

3- in Guddi heer Wasiir ah la magaabo arrimaha doorashada oo ka kooban Xukuumads iyo Maamul Goboleedyada la magacaabo

4- Gudiga oo keeni doona Nooc Doorasho oo ka duwan mid dadban iyo Qof iyo Cod

5- In la isku soo laabto 15 Agoosto Madaxda Dowlada iyo Maamul Goboleedyad magaalada Dhuusamareeb

6- In Gudiyada ku sii shaqeeyaan Magaalada Dhuusa Mareeb in la isku soo laabanayo

IN doorashada  ay ku dhacdo Waqtigeeda

Sidaa darteed lama oga waxa uu ka yeeli doono heshiishkaan Baarlamaanka Federaalka maadaama Baarlamaanka uu u xil saaran yahay arrimaha doorashada sida uu qabo Dastuurka

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here