HomeWarkiiShirka Taliyeyaasha Ciidamada AUSSOM oo Muqdisho ka furmaya iyo Taliye xigeenka Uganda...

Shirka Taliyeyaasha Ciidamada AUSSOM oo Muqdisho ka furmaya iyo Taliye xigeenka Uganda oo soo gaaray Dalka +SAWIRRO

Muqdisho, 4 Agoosto 2026; Taliye Ku xigeenka Ciidanka Difaaca Uganda, Sareeye Guud Sam Okiding, ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyay Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Sareeye Guud Sam Okiding ayaa ka qeyb geli doona Shirka Taliyeyaasha Ciidamada Difaaca ee Dalalka Ciidamada ku Taageera Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya (AUSSOM), kaas oo diiradda lagu saarayo xoojinta iskaashiga amniga, dardargelinta hawlgallada ka dhanka ah argagixisada iyo taageerada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.May be an image of one or more people, newsroom, dais and textMay be an image of textMay be an image of dais and textMay be an image of one or more people, television, newsroom and textMay be an image of dais and textMay be an image of dais, newsroom and textMay be an image of one or more people, car and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -