HomeWarkiiShirka Wasiirada oo goor dhaw lagu ansixiyay Xeer-nidaamiyaha Xargaha Isgaarsiinta ee Badda...

Shirka Wasiirada oo goor dhaw lagu ansixiyay Xeer-nidaamiyaha Xargaha Isgaarsiinta ee Badda hoos mara

May be an image of 8 people, dais and textMuqdisho, Khamiis, 12 Juunyo 2025:- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyey Xeer-nidaamiyaha Xargaha Isgaarsiinta ee Badda hoos mara, si loo ilaaliyo badqabka isgaarsiinta dalka.
Kulanka Golaha oo uu guddoominayey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Dalka, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno ku saabsan diyaar garowga toddoobaadka xorriyadda iyo Imtixaanka Qaranka ee sanad dugsiyeedka 2025, kaas oo si rasmi ah maalinta sabtida ah uga bilaabmi doona gobollada dalka.
Kulanka ayaa intii uu socday waxaa laga dhageystay Wasaaradaha Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga warbixinno la xiriira amniga, xasillinta iyo dardargelinta howlgallada dalka looga ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah, iyada oo goluhu bogaadiyey geesiyaasha ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee naftooda u huraya difaaca dalka.
-DHAMMAAD-

Muqdisho, Khamiis, 12 Juunyo 2025:- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyey Xeer-nidaamiyaha Xargaha Isgaarsiinta ee Badda hoos mara, si loo ilaaliyo badqabka isgaarsiinta dalka.
Kulanka Golaha oo uu guddoominayey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Dalka, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno ku saabsan diyaar garowga toddoobaadka xorriyadda iyo Imtixaanka Qaranka ee sanad dugsiyeedka 2025, kaas oo si rasmi ah maalinta sabtida ah uga bilaabmi doona gobollada dalka.
Kulanka ayaa intii uu socday waxaa laga dhageystay Wasaaradaha Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga warbixinno la xiriira amniga, xasillinta iyo dardargelinta howlgallada dalka looga ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah, iyada oo goluhu bogaadiyey geesiyaasha ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee naftooda u huraya difaaca dalka.
-DHAMMAAD-May be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 7 people and textMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 2 people, dais, newsroom and textMay be an image of 2 people, newsroom, dais and textMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 1 person, dais and newsroomMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 1 person, dais and newsroomMay be an image of 2 people, newsroom, dais and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -