Shirka Xalane oo Fashil ku dhow

Sida ay sheegayaan wararka ka imanaayo Xarunta Xalane ee Beeaha Lixaad ayaa sheegayo in Fashil ku dhowyahay Shirka Xalane kaa oo sida muuqata aysan jirin isku soo dhawaansho

Labada Garab ay kala Hogaaminayaan Cabdi Xaashi iyo Farmaajo ayaa kala taagan laba mooqif oo sida muuqata ka muuqan isku soo dhawaansho

Labada Garab ayaa kala taagan in koox walbo la qaato Taladeeda

Garabka Cabdi Xaaahi ayaa qabo in Shirka shir gudoomin karin Madaxweyne Waqtiga ka dhacay halka Garabka Farmaajo taa diidan yahay

Sida aan warka ku heleyno Labada maalin soo socto waxaa jiri Doono kulamo gooni gooni ah Beesha Lixaad la yeelan Doonto Labada Garab si leysgu soo dhaweynaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here