Wararka ka imaanaya  Dalka Djibouti oo ka mid ah meelaha adeegga korantadu ugu qaalisan yahay dunida ayaa dhawaan heshiis la gashay shirkadda soo saarta Tamarta Korontada dalka Kenya ee magaceeda loo soo gaabiyo (KenGen).

Wararka ayaa sheegaya in Jabuuti ay tahay Dalalka ugu Buslahada yar wadamada afrika, balse waxay dhibaato ku qabtaa Helista Korontada.

Sidoo kale Qandaraaska dhinaca tamarta korantada ah ayaa ku kacaay lacag dhan US$6.45 million.

 

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here