Shirkadda Bader oo xarruumo waa weyn kuleh magaalada Guriceel ayaa bilaawday la bixida Ajibyadii looga shuban jiray shidaalka, kaddib markii ay soo badatay suurta gelnimada ah in xilli walba uu dagaal halkaas ka qarxo.

Guriceel oo ahayd xarrunta ganacsiga gobolka Galgaduud hadda waxa ay isku badashay furun dagaal oo ay isku hor fadhiyaan Ciidamada Galmudug oo kaashanaya kuwa Dowladda Federaalka iyo Maamulka Ahlusunna Waljamaaca.

Haddaba, Barakicinta Shacabka maatada ah iyo Khasaaraha ka dhasha dagaalka la filayo in uu dhaco yaa masuuliyadeeda loo maxkmadeyn doonaa? Aragtidaada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here