Shirkada u qaabilsan Dhisamaha Dekadda Hobyo oo soo bandhigtay naqshada loo dhisaayo

Waxaa in dhawaala laga dhowr sugaayey sida loo hor marin lahaa deegaanada Galmudug oo muda dhowrsano helin hor mar iyo mid dhaqaale

Galmudug ayaan helin muda 30 sano maamul adag oo wax badan wax ka qabto arimaha Bulshada waana tan keentay in la waayo adeega guud

Dowlada Federaalka Raiisal wasaraheeda Xasan Cali Kheyre ayaa dadaal u galay in la yagleelo Maamul Galmudug ku mideysan yihiin waxuuna Gogol Nabadeed dhigay magaalada Dhuusamareeb oo dhawaan bilaaban doona lagana sugaayo in lagu dhiso nidaam adag oo loo dhan yahay

Raiisal wasare Kheyre ayaa intaa ku ekeen dadaalkiisa waxuuna ku dadaalay sida loo dhisi lahaa Dekqdda Hobyo oo muda u xayirneed dhaqaalo.la aan waxuuna Dalka Qadar ka codsaday in dekadaa Hobyo dhisaan taa oo ka yeeleen dhawaana wasiirka Arimaha Dibadda Qadar kala saxiixdeen dhismaha Dekadaasi

Waxaa hada aan helnay shirkada dhiseysa Dekadda Hobyo Xarunteeda tahay dalka Qadar soo bandhigto Naqshada loo dhisaayo oo noocaam noqon doonto

Dekadda Hobyo ayaa dhawaan bilaaban doonaa dhismahadeeda iyadoona dakadaas noqon doonta tan ugu mashquulka badan Afrika meel dhaxaadna u noqon doonto wadamo badan

Hadaba liingiskaan ka aqrisa
Waa sida ay Noqonayso Dekadda Hobyo

https://www.wgoqatar.com/2019/08/mwani-qatar-to-build-hobyo-port-in-somalia/

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064