Shirkadaha Korontada Xamar oo qaatay amarkii Dowlada ee Midnimad

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray Go’aamo lagu Mideynayo Shirkadaha Korontada ee ka howlgala Magaalada Muqdisho.

Advertisement

Waa kan afhayeenka Maamulka Gobolka  Banaadir oo akhrinaaya amarka gudoomiyaha gobolka Banaadir ee ah inay midoobaan shirkadaha korontada Xamar.

Dhan kale Mashuuliyiinta sedexda shirkad ugu waaweyn ee korontada ayaa isla maanta ku kulmay xarunta wasaarada tamarta iyo korontada waxayna kaga dhawaaqeen inay qaadanayaan amarka xukuumada iyo Maamulka Gobolka  Banaadir ee ah inay mid noqdaan.

Masuuliyiinta Shirkadaha Becco,Muqdisho Power iyo Sky Blu ayaa warbaahinta la hadlay waxayna cadeeyeen inay diyaar u yihiin qaadashada amarka dowlada ama soo jeedinta.

Hadaba halkaan ka daawo muuqaal aannka soo xiganay Dalsan Tv:-

Previous articleDAAWO: Af-hayeenka Booliisa oo ka warbixiyay dhacdooyinkii ugu danbeeyay
Next articleWarar dheeraad ah oo ka soo baxaya haweneydii la sheegay inay ninkeeda dishay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here