Shirkadda Diyaaradaha Imaaraadka Carabta Fly Dubai ayaa maanta si rasmi ah u bilowday Duulimaad toos ah oo Dubai Muqdisho ah.

Duulimaadyada Fly Dubai ayaa la ballaarin doonaa 1-da bisha June ee sanadkaan waxaana ay duulimaadyo ku tagi doontaa Magaalooyinka Muqdisho, Hargeisa, Alexandria, Asmara, Dar es Salaam, Djibouti, Entebbe, Khartoum, Jubba, Asmara iyo Addis ababa.

Advertisement

fly Dubai Boeing 737 Max ayaa isku xiri doonta Ganacsiga iyo Dalxiiska Soomaaliya iyo Imaaraadka.

la soco Faah faahin dheeraad ah.