Shirkadda diyaaradaha Itoobiya ayaa dib u bilaawday duulimaadyadii ay ku tagi jirtay caasimada gobolka Tigray ee Mekelle .
Muddo ku dhaw 18 bilood ayaysan shirkadda wax duulimaad ah ku tagin gobolka Tigree ka dib dagaalkii ka qarxay halkaasi, kaasi oo u dhaxeeyay ciidamada fedraalka iyo xoogaga jabhada TPLF.
Madaxa shirkadda , Mesfin Tasew, ayaa sheegay in duulimaadyada bilaabmay ay yihiin kuwa dib isugu keenaya qoysaska dalkaasi.
Office Nairobi Kenya