HomeWarkiiShirkadda Favori oo beenisay in masuul iyaga ka tirsan ay xirtay Dowlada...

Shirkadda Favori oo beenisay in masuul iyaga ka tirsan ay xirtay Dowlada Somalia

War qoraal ah oo ka soo baxay Shirkadda Favori  ee maamusha Garoonka diyaaradaha Adan Abdulle international Airport ee Magaalada Muqdisho ayay si weyn loogu beeniyay warar maanta warbaahina Soomaalidu haacisay ee ahaa in ciidamada Dowladu xireen Maamulaha shirkadaasi oo u dhashay dalka Turkey.
Shirkadda Favori waxay xustay inaaney waxba ka jirin eedeymaha loo jeediyay iyo wararka xariga la xiriira intaba kasoo si weyn ugu baahay warbaahinta madaxa banaan iyo baraha bulshadu ku xiriirto sida Facebook.
May be an image of text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -