HomeWarkiiShirkadda Favori oo war ka soo saartay Cabashada shaqaalaha Soomaaliyeed ee ka...

Shirkadda Favori oo war ka soo saartay Cabashada shaqaalaha Soomaaliyeed ee ka howlgala Adan Abdule Airport

Shirkadda Favori ee maamusha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay kaga jawaabeyso cabashooyin ka soo yeeray qaar kamid ah shaqaalihii shirkadaas oo shaqada ka tegay.
Shirkadda ayaa bayaankaan ku faahfaahisay waxa ka jira cabashadaas “hadallada socda iyo faham-darrada dhowaan dhalatay waxay si toos ah uga dhasheen isbeddellada dhowaan lagu sameeyey Sharciga Shaqaalaha Soomaaliyeed, maadaama aan nahay shirkad u hoggaansanta sharciga dalka, shirkadda waxaa ku waajib ah inay dhammaan habraacyada maamulka shaqaalaha waafajiso sharciga cusub ee dalka,” ayaa lagu yiri bayaankaan ka soo baxay shirkadda Favori LLC.

May be an image of text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -