Shirkadda Toyota Motor Corp ayaa sheegtay in ay dhimi doonto qorshaheeda wax-soo-saarka caalamiga ah oo horay u ahaa ilaa 100,000 oo gawaari bishiiba laakin hada ay dhimi doonto shirkada ayaa arrintan ku sababeysay in qaar kamid ah qalabka gawaarida ay aad u yaraadeen.

Shirkadda Toyota ayaa sheegtay in uu qorshaheeda yahay inay soo saarto qiyaastii 850,000 oo baabuur caalami ahaan bishiiba celcelis ahaan laga bilaabo Juun ilaa Ogosto.Toyota ayaa intaa kudartay in cudurka Covid-19 iyo arrimo kale ay wax soo sarkooda culeys ku keeneen.

Shikadda Toyota ayaa sanadkiiba soo saarto malaayin gawaari ah oo laga isticmaalo dhammaan dunida daafaheeda.

Office Nairobi Kenya

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here