Shirkadda weyn ee dhinaca teknooloojiyadda ee Microsoft ayaa sheegtay iney shaqada ka dhimeyso shaqaale gaaray 10,000.

Shaqo dhimidda ay shirkaddu shaqaalaheeda ku dimeyso ayaa saameyn doonto 5% shaqaalaha ay shirkadda caalamka ku leedahay saameyneyso.

Sida oo kalana shirkaddu waxay sheegtay iney dhimeyso $1.2 balyan oo doolar kharashka shirkadda howlaheeda ku baxayey.

Wargeyska Financial Times waxay sheegtay shirkadda Microsoft iney tahay shirkad weyn oo balaayiin doolar dhaqaalaheeda uu yahay oo dhanka teknooloojiyadda gaar ahaanna Arteficial Intellegence ku dheereyso.

 

Office Nairobi Kenya

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here